RW Kheyre & Xildhibaano Mucaarad ah oo siyaabo kala gooni ah u booqday hoyga Cabdi Qeybdiid (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Senator ka tirsan aqalka sare. Ujeedada booqashada Ra’isul Wasaaraha ayaa la xiriirtay in uu la qeybsado dareenka ka dhashey falkii lagu weeraray gurigiisa Cabdi Qeybdiid oo … Continue reading RW Kheyre & Xildhibaano Mucaarad ah oo siyaabo kala gooni ah u booqday hoyga Cabdi Qeybdiid (Daawo Sawirro)